kulan looga hadlayey horumarinta waxbarashada iyo isku xirka bulshada oo lagu qabtay magaalada Wanlaweyn.

0
120

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Kulan Looga Hadlayay Hormarinta Waxbarashada Iyo Isku Xirka Bulshada ayaa Lagu qabtay Dagmada Wanlaweyn Ee Gobolka Shabeelada Hoose

Waxa Kaqeyb Galay Kulankan wasiirka Waxbarashada Mamul Gobleedka Konfur Galbeed Xildhibaano Agaasimaha Guud Ee Wasarada Waxbarashada Konfur Galbeed Iyo Odayasha Dhaqanka Ee Dagmada Wanlaweyn

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here