Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hayadda Udiyaar Garawga aafooyinka iyo kaydka raashinka Somaliland ayaa la wareegatay deeqo gar gaar ah ah oo ka timid dawladda sacuudiga.
Deeqdaan oo iskugu jirtay rashiinka noocyadiisa kala duwan sida bur bariis basto iyo timir ayaa loogu tala galay in la gaarsiyo dadkii ay abaaraha sameyeen ee ku nool dagmooyinka iyo deegaanada maamulka Somaliland.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


