Kulan lagu daah furayay la-tashiga Qorshaha Isbeddelka degmooyinka Galmudug oo lagu qabtay Galkacyo

0
134

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Qorsheynta Maal Gashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Galmudug ayaa magalada Galkacyo Kadahfurtay latashiga Dagmoyinka Ee Qorshaha Is Badalka Galmudug 2026 ilaa 2030

Waxa Kaqeyb Galay Xubno Kasocday Bulshada Qeybaheeda kala Duwan Iyo Musuyiliin Katirsan Dagmada Galkacyo Ee Galmudug.

Warkan Waxaa  inoo haya Sahra Ibraahin Dhicisoow

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here