Mashruuca koronto galinta xarumaha caafimaadka dadweynaha oo laga daah furay Muqdisho.

0
103

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta 150 xarumo caafimaadka dadweynaha oo lacag la’aan ah,kuwaasi oo laga hirgaliyey gobollada dalka,

Waxaa ka qey bgalay daahfurka mashruucaan wasiiro,xildhibaano,bahada caafimaadka iyo masuuliyin kale.

Warkan Waxaa  inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here