Shirka Baahinta khataraha Roobka oo laga daahfuray Qardho

0
121

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa laga daah-furay shirka Baahinta Xogaha odoroska Roobabka Dayrta ee dagmooyinka Bandar bayla, Xumbays, iyo Dhudhub.

Shirka ayaa waxaa ka qeeybgalay masuuliyiin kasocotay Hay,ada Save the Children maamulka Gobolka Karkaar iyo kan qardho.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here