Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland ayaa Degmada Dhoobley ku qabatay kulanka xoojinta iskashiga u dhaxeeyo bahda Garsoorka iyo Odayaasha dhaqanka Degmada.
Waxa kaqeyb Galay Agaasimayal Gudomiyeyal Bahda Garsoorka Iyo odyaasha Dhaqanka ee Dagmada Dhobley.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.


