Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Mamulka Jubbaland ayaa dhagax dhigay xarun caafimaad oo cusub deegaanka Dooxa Garasey Duleedka Kismayo
Waxa Kaqeyb Galay Dhagax Dhigan Xaruntan Caafimaad Xubno Katirsan Mamulka Jubbaland Wasiiro Gudoomiyaha Dagmada Kismaayo Bahda Wasarada Cafimadka Iyo Daryeelka Jubbaland
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


