Arday baratay Shareecada oo munaasabad loogu qabtay Burco

0
80

Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaalada Burco ayaa Lagu qabtay munaasabad aay ku Qalin jabinayeen ardayday dhameesay shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxay Machadka Al-fatxi

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Machadka, Culimo udiin, Macallimiin, iyo Waalidiin

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here