Ceel biyood laga dhagax dhigay deegaanka Hagoogane

0
83

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Duqa degmada buuhoodle Muse Cali ayaa deegaanka Hagoogane ee hoos tago degmadaasi ka dhagax-dhigay Ceel-biyood ay bulshada deegaanka baahi weyn u qabeen kasoo ay hirgalin doonto dowladda sacuudiga

Dhagax dhiga ceelkan ayaa waxaa ka qeyb galay bulashada deegaanka Hagoogane odyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulashada

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here