Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Ileys ayaa Deeq Dawo iyo baaritaano u sameeyay Barakacyaasha ku nool kaamka Harqaboobe ee ku yaalo duleedka Baladweyne.
Deeqdaan Dawada ah waxaa ka faa’idaystay Barakacyaal isugu jira Haween , Caruur , Odayaal iyo Hooyooyiin da”a ah.
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


