Guddoomiyaha Daadmadheedh ee Somaliland oo Xariga kajaray Dugsiga sare ee magaalada Dabo-goroyaalle

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Daadmareer ayaa xariga ka jaray Dugsiga sare ee magaalada Dabo-goroyaalle kasoo ay dhismaheesa iska kashadeen wasaarada waxbarashada Somaliland iyo Hay’adda Save the children

waxa ka qeyb galay munaasabada xarig jarka mas’uuliyiin katirsan wasaarada waxbarashada maamulka magaalada Dabo-goroyaalle iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here