Maamulka Hirshabelle oo Dayactir ku biloowday Garoonka diyaaradaha degmada Buulo Burte

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan ayaa ka bilaabay Garoonka Diyaaradaha ee degmadaasi olole lagu dayactirayo laguna shamiiteynayo dhulkiisa.

Dayactirkan ayaa ah mid muhiim u ah howlaha duulimaadyada, gaar ahaan isku socodka dadweynaha, ganacsiga iyo adeegyada degdegga ah ee caafimaadka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here