Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gabdhahaan oo ku nool magaalada Baladweyne isla markaana ka baxay jaamacadaha ku yaalla magaalada Baladweyne aya xiligaan waxaa soo wajahay shaqo la-aan.
Dowladda Soomaaliya ,ha,adaha,iyo maamulka Hirshabeelle ayeey ka dalbadeen in shaqo abuur loo sameeyo.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


