Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowladda Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo tababar ugu qabatay guddiyada cusub ee xalinta khilaafaadka xaafadaha magaalada
waxa ka qeyb galay furitaanka tababarka agaasimaha Wasaaradda Caddaaladda Cabdulaahi Cabduqaadir Aadan gudoomiyaha dhalinyarada Jubalnd Farxaan Maxamed Cabdi gudiyada tababarka loo qabtay iyo qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.


