Tartan aqooneed laga furay magaalada Qardho

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa laga daahfuray tartan aqooneed u dhexeeya ardayda dhigata Dugsiga Xaaji Aadam ee Magaaladaasi

Tartankan ayaa loogu tala galay in ardayda lagu hormariyo waxbarashadooda iyadoo su,aallo laga weeydiinayo casharadii loo dhigay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here