Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada XFS oo kaashaneeysa Hay,adda IOM ayaa Magaalada Muqdisho kusoo gabagabeysay mashruuc shaqo abuur iyo tabar ganacsi loogu sameeyey Dhallinyaro Soomaaliyeed kuwaasi oo gaarayay 50 ruux oo 10 kamid ah helay maalgelin kadib markii aay kusoo baxeen tartan ku aadan halbaruurka ganacsiga .
Waxaa ka qeybgalay xeritaanka mashruucaan Dhallinyaro, wasiiro iyo madax kale.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


