Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa Kunool Hooyoyin Badan Oo Kashaqeysta Maqayadaha Yaryar ee ku yaalla Suuqa Daraawishta.
Waxa ay noloshooda kamareyan Karinta Cunooyinka Kala Duwan Sida Bariiska Bastada Muufada Iyo Canjeerada Iyagoo dadka qaar aay ugu yimaadaan maqaayadaha halka qoysaska u dhaw iyagana kasoo dalbadaan .
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahro Ibrahim Dhicisoow


