Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Horumarinta Soomaalida ATI ayaa 665 neef oo adhi ah uqeybiyay iskaashatooyinka degmada Dhagaxbur.
Deeqdan ayaa munaasabada lagu qeeybinayay deeqdan xoolaha ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada Dhagaxbuur iyo madax kasocotay Ururka Horumarinta Soomaalida ATI.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


