xarun cusub oo lagu daaweyn doona sokorta, laguna soo kordhiyay isbitaalka Jaamacadda Muqdisho oo xariga lagajaray

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad lagu daahfurayay xarun cusub oo lagu daaweyn doona xanunka sokorta ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho tasoo laga hirgaliyay gudaha isbitaalka Jaamacadda Muqdisho

Munaasabad ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka isbitaalka jaamacada muqdisho kan jamacada bahda dhaqtiirta aqoon yahano iyo qeybaha kala duwan ee bulashada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here