Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo aay ku qalinjibinayeen arday ka baxday machadka Seeylaan kuwaasi oo bartay Compterka,Caafimaadka iyo macalinimada.
waxa ka qeybgalay munaasabadda maamulka machadka,waalidiin bahda waxbarashada iyo bulshada qeybahooda kala duwan.
Warbaahinta waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


