kulan looga hadlayay qaabkii wax looga bedeli-lahaa xeerka maaraynta dhulalka Puntland oo lagu qabtay Garoowe

0
101

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Farah Awad ayaa magaalada Garoowe ka furay kulan ku saabsan talo-bixinta lagu gorfeeynayay dib-u-eegista iyo wax-ka-beddelka Xeerka Maareynta Dhulka Puntland.

Waxaa ka qeybgalay kulnaka Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud Mudane Abdulqadir Gaylan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Abdulkadir Sheikh Mohamoud iyo hawlwadeennada kala duwan ee wasaaradda,

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here