Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Amniga Gudaha Mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabatay Tababarka Horumarinta Hoggaaminta Isbeddelka ee Haweenka Booliiska
waxaana sidoo kale ka soo qeyb galay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Gaarka ah ee KGS, Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Baay, Taliyaha Saldhigga Degmada Baydhabo, La-taliyaal Sare oo ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha Mamulka Koonfur Galbeed, iyo Quburo ka socota Booliska Qaramada Midoobay
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


