Hay’adda Al-Raxma oo ceelbiyood cusub ka hirgalisay deegaanka Boodaale

0
95

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Al-Raxma ayaa ceelbiyood cusub ka hirgalisay deegaanka Boodaale, oo hoostaga degmada Buula-Xaar ee maamulka Soomaaliland.

Ceelkan ayaa waxaa baahi badan u qabay bulshada ku nool deegaanka intooda badan ah ay yihiin xoolo-dhaqato islamarkaana muddo dheer la daalaa dhacayeen helitaanka biyo nadiif ah.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here