Ardeyda dugsiga Ileeys ee degmada Baladxaawo oo doortay Hogaan Cusub

0
84

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad lagu dooranayay Gudoonka ardeyda dugsiga hoose dhaxe iyo sare ee Ileys ayaa lagu qabtay dagmada Baladxaawo.

Xilka gudoomiyaha ayaa waxaa isku sootaagay ilaa afar musharax.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here