In kabadan 70 arday oo Baladweyne loogu qabtay Imtxaanka kama danbeysa iskuulka

0
58

Baledweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 70 arday oo wax kabarata machadka Blue Llght ee magaalad Baladweyne ayaa u fadhiistay imtixaanka kama dambeeysta ah.

Ardaydan ayaa ixtaaxna ku galaya Maadada Computerka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here