Degmada Xeraale oo si rasmi ah looga daah-furay ololaha is-diiwaangelinta ee doorashada qof iyo cod

0
126

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dagmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaaa Si Rasmi ah looga  daahfurmay Is Diiwaangelinta Dadweynaha Doorashada Qof Iyo Codka Ah

Waxaa kasoo Qeyb Galay Munaasibada Daahfurka is Diiwaangelinta Masuuliyin Katirsan Mamulka Dagmada Xildhibaano Iyo Wasiiro Gudiga Doorashoyinka Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada magaladasi

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahro Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here