Baledweyne ( Radio Beerlula )-Yaxye Macalin Yacquub oo ka mid ah macalimiinta magaalada baladweyne ayaa qaab online ah ku dhigo tafsiirka quraanka kariimka isagoo haween badan iskugu keen gruop ay ku mideysan yahiin
Casharada oo ku bixiyo qaabka online ka ah ayaa waxaa ka faaideysto in ka badan 50 haween ah kuwasoo aan awoodin ay ay tagaan dugsiga.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


