Arday baratay shareecada islaamka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
95

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday ka aflaxday Macadka Tibyaan kuwaasi oo bartay shareecada islaamka.

Waxaa ka qeybgalay munaasabadda maamulka macadka,waalidiin.bahda waxbarashada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here