Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasarada Waxbarashada Konfur Galbeed Ayaa Gobolka Shabeellaha Hoose Ee Dagmada Afgooye Kadhagax Dhigay iskuul Loogu Talagaly Xanaanada Carurta
Waxa Kaqeyb Galay Dhagax Dhigaan Bahda Wasarada Waxbarashada Konfur Galbeed Kugoomiyaha Waxbarashada Shabeelada Hoose Gudoomiyaha Dagmada Afgooye Ahna Duqa Magaladas
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow


