Kulan looga hadlayay Qorshaha Horumarinta 5 sano ee socotay ee Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
93

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan wadatashi ah oo ay la yeesheen bulshada rayidka, kaas oo looga hadlayay Qorshaha Horumarinta Jubbaland ee shanta sano ee soo socota.

Kulankaan ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta maamulka Jubbaland, Agaasimaha Ganacsiga, dhallinyaro iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here