Ceel riig ah oo laga hergeliyay magaalada Xudur oo xariga laga jaray

0
99

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka gobolka Bakool oo uu hoggaaminayo Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Bakool ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Adan Abdi Abaaray, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray ceel-biyood casri ah oo laga hirgeliyey magaalada Xuddur, xarunta gobolka Bakool.

Munaasabadda furitaanka ceel-biyood ka waxaa ka qaybgalay, Godomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheikh Adan Mohamed Nuur ( Sheikh Adan Madoowe ) maamulka degmada Xuddur, saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka, odayaal dhaqameed iyo bulshada deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here