Munaasabad lagu dhiirigelinayay arday kaalamaha hore ka gashay imtixaanka shahaadiga ah oo lagu qabtay Magaalada Budbud

0
121

Magalada Budbud Ee Bariga Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Manaasibad Lagu Dhiirigilinayay Arday kaalmaha hore ga gashay imitixaanka shahaadiga ah ee Wasarada Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare ee Mamulka Gobledka Galmudug iyo kuwo k aka gudbay dugsiga dhexe .

Waxa ka Qeyb Galay munaasibadan Macalimiin Walidin Wax Garadka Magalada Budbud Iyo Ardadii Looqabtay munaasabaddda

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here