Tababar kusaabsan Doorka Dhallinyarada ee Dhexdhexaadinta bulshada oo lagu qabtay Hargaysa

0
90

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dalladda dhallinyarada SONYO oo kaashanaysa hay’adda SOS ayaa magaalada Hargeysa ukusoo gab-gabeysay tababar kusaabsan doorka dhallinyarada ee dhexdhexaadinta iyo wada-xiriirka bulshada

Tababarka oo socday mudo 4 maalin ah ayaa waxa ka faa’ideystay dhallinyaro ka kala socday magaalooyinka Hargeysa iyo Burco.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here