Buug ka hadlaayo doorashada Kulliyada oo lagu soo bandhigay Muqdisho

0
87

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalada Muqdisho Ayaa lagu Qabtay Munaasibad lagu soo Bandhigayay Buug Kahadlayo Doorashada Kulliyadda Uu ardayga Baranayo Iyo Jamacadda ku habooon kaasi uu qoray Rufaaci Maxamuud oo kamid ah dhallinyarada Soo maaliyeed.

Waxaa ka Qeyb Galay Bandhiga Buugan Macalimiiin Culuma’u Diin Dhalinyaro Iyo Ardayda hada Ugud Bay waxbarashada Jamacadaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here