Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameystay xarqaanka cilaan saarka iyo quruxinta haweenka kana aflaxay machadka BB Skills ayaa lagu qabtay magaalada boosaaso
Waxaa ka qeyb galay maamulka machadka macalimiin walidiin ardayda qalin jabisay iyo marti sharaf kale
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


