Degmada Balanballe oo lagu soo gabagabeeyey koobka isdhexgalka dhallinyarada degmadaas.

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Balanbale ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartan kubadda cagta oo aad u xiiso badnaa, kaas oo loo qabtay kooxaha heerka koowaad ee degmadaasi.

Munaasabadda xidhitaanka tartankan ayaa ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaana ka qeybgalay Guddoomiyaha Dhallinyarada Degmada Balanbale Sakariye Nuur Xaanshi, Guddoomiyaha Ciyaaraha Mahad Cawil Isaaq, bahda ciyaaraha, macallimiin, dhallinyaro iyo marti sharaf kale.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here