Inkabadan 100 arday oo baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Burco

0
96

Baladweyne ( Radio Beerlula )-in kabadan 100 arday oo dhameeysey Qur’aanka kariimka iyo higaanda islamarkaana ka aflaxday machadka Tawxiid ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Burco.

Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Machadka,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here