Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkan Oo Kunool Kana shaqeysta suuqa Dharka Ee Magalada Baladweyne ayaa Soo Food saartay Suuq La’aaan madama Uu san Magalada kajirin Ganacsi Balaran.
Hooyoyinkan Ayaa Gado Dharka Qeybihiisa Kala Duwan Sida Dharka Dumarka Iyo Kuwa Raga.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.


