Dhismaha Xafiiska Degmaga Hobyo oo la dhagax dhigay

0
84

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug ayaa lagu qabtay munaasabad lagu dhagax dhigay dhismaha rasmiga ah ee xafiiska dekedda Hobyo.

Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin sare oo ka tirsan maamulkab Galmudug, maamulka degmada Hobyo, saraakiil ciidan, iyo bulshada deegaanka.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here