Shir looga hadlaayay Xeer-nidaamiyaha Xaquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray Xeer-nidaamiyaha Xaquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka.

Waxaa ka qeybgalay daahfurkan wasiiro, xildhibaanno,bahda caafimaadka iyo marti sharaf kale.

waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here