Olole indhaha fiiqis lacag la aan ah oo laga bilaabay magaalada Shiniile

0
105

Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaalada Shiniile ee dowlad deegaanka Somaalida Ethopıa ayaa laga bilaabay Ol’olaha daawaynta iyo qalliinka indhaha oo loo sameynayo dadka danta yar

Ololahan ayaa waxaa laga sameeynayaa isbıtaalka Faarax Faras ıyadoo aay fulı doonaan dhaqaatiir samafalayaal ah.

waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here