Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wadayaasha gaadiidka yar yar ee loo yaqaano Bajaajka oo u waramay Radio Beerlula ayaa dowladda hoose ee Baladweyne ka codsaday in loo dhiso wadooyinka magaalada oo aay maristooda gaadiidka dhib ku qabaan burburka ku yimid aawgiis.
wadooyinkaan ayaa qaarkood waxaa yaalla biyo iyo dhiiqo ka dhashay roobkii ka da-ay magaalada.
waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen


