Waxbarashada XFS oo si rasmi ah u dhagax dhigtay dhismaha Dugsiga Dhagxtuur ee degmada Hodan.

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Nuura Mustaf Mukhtaar, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigtay dhismaha cusub ee Dugsiga Dhagaxtuur oo ku yaalla Gobolka Banaadir.

 

Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa lagu qabtay xarunta dugsiga, iyadoo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Waxbarashada, maamulka Gobolka Banaadir, Maamulka Degmada Hodan, macallimiin, iyo ardayda deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here