Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo kamid ah Muqdisho

0
127

Shaqaalaha waaxda Dad-dhigista ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay degmada Kaaraan , iyago ka qeyb-qaadanaya dadaallada lagu hagaajinayo bilicda caasimadda.

Ololahan nadaafadeed ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo uu maamulka Gobolka Banaadir ku doonayo in lagu hagaajiyo nadaafadda iyo bilicda caasimadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here