11 Arday oo ka Aflaxday madarasatul Al:Hudda oo xaflad qalin jibin ah lagu qabtay Baladweyne

0
108

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabadd aay ku qalinjibinayeen arday ka baxday madarasatul Al:Hudda kuwaasi oo bartay Qur’aanka Kariimka.

waxa ka qeybgalay munaasabadda maamulka madarasada ,waalidiin bahda waxbarashada iyo bulshada qeybahooda kala duwan.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here