Kulan looga hadlayay Maamul wanaagga oo lagu qabtay Kismaayo

0
109

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu qabtay kulan muhiim ah oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Maamulka Jubbaland, kaas oo looga hadlayay maamul wanaaga, hufnaanta iyo xoojinta wada shaqeynta hay’adaha dowliga ah iyo bulshada rayidka ah.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, madax ka tirsan qeybaha kala duwan ee maamulka Jubbaland, wakiillo ka socday hay’adaha caalamiga ah ee taageera Jubbaland, iyo xubno matalayay ururrada bulshada rayidka.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here