Tababar kusaabsan ka hortagga Musiibooyiinka oo lagu qabtay Berbera

0
95

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) ayaa magaalada Berbera ku qabtay tababar muhiim ah oo loogu talagalay qaar ka mid ah weriyeyaasha iyo daneeyayaasha ka hortagga masiibooyinka dabiiciga ah.

Tababarkaan ayaa si qoto dheer uga hadlay sida warbaahintu u door muhiim ah uga ciyaari karto ka hortagga iyo yareynta khasaaraha ay keeni karaan masiibooyinka sida Abaaraha , Daadadka iyo Dabka.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here