Baledweyne ( Radio Beerlula )- Hay’adda Aqoonsiga Iyo Diiwaan Gilinta Qaranka niira ayaa Rasmi Ah Uga Dahfurtay Xarunteda Cusub Dagmada Kaxda Ee Gobolka Banaadir
Waxa kaqeyb Galay Dahfurka Xaruntan Cusub Ee Niira Mareeye Kuxigeenka Hay’adda Niira Gumoodiye Kuxigeenka Amniga Iyo Siyaasada Gobolka Banadir Gudoomiyaha Dagmada Kaxda Iyo Qaar kamid ah Dadka kunool Dagmada Kaxda Ee Gobolka Banaadir
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


