dhalinyaro fursado shaqo ka helay xurunta lagu iibiyo baabuurta ee adeereey

0
108

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne isla markaana markii hore shaqo la aan ahaa fursado shaqo ka helay xarunta iibinta iyo cilad bixinta gaadiidka ee Adeereey .

Dhallinyaradan ayaa goobtan ganacsi ka qabto shaqooyin kala duwan waxaana aay ka helaan nolol maalmeed ku filan

waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here