War lagu keeydiyo biyaha oo laga dhagax dhigay Deegaanka Roox ee Gobolka Mudug

0
108

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa Deegaanka Roox ee Gobolka Mudug waxaaay ka Dhagax-dhigtay biyo xireen ama War aad u weyn oo loogu tala galay in lagu keeydiyo biyaha Maraya Togga dhoosaaley si ay uga Faa’iideystaan dadka Deegaanka .

Munaasabada dhagax dhiga waxaa ka qeyb galay Maareeye Ku Xigeenka Wakaaladda Horumarinta Biyaha bashiir Macalin daahir , injineero iyo Bulshada ku nool deegaanka Roox

WAXA SOO JEEDINAYA Maxamed Yuusuf Cabdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here